Ciidamada Ahlu Sunna oo Dhoolo tus sameeyay soona bandhigay Awoodooda (Daawo Sawirada)

Ciidamada Ahlu Sunna ayaa maanta dhoolo tus ay awoodooda kusoo bandhigayeen ka sameeyay magaalada Guri ceel ee gobolka Galgaduud, waxaana dhoolo tuskan lagu xusayay maalinta ay Ahlu Sunna ugu magac dareen Shuhadada. Gaadiid dagaal iyo ciidamo kala duwan oo katirsan Ahlu Sunna ayaa socod ku maray qeybo kamid ah degmada Guri Ceel, waxaana ciidamada dhoolo tuska … Continue reading Ciidamada Ahlu Sunna oo Dhoolo tus sameeyay soona bandhigay Awoodooda (Daawo Sawirada)